Faahfaahin: Masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay masuul la sheegay inuu ka tirsanaa Maamulka Puntland. Xasan Cabdulle Hiraabe (Xasan Weyne) oo la sheegay inuu ahaa madaxa kastamka Wasaarada Maaliyada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay in lagu dilay xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo xili uu fadhiyey goob shaaha laga cabo. … Continue reading Faahfaahin: Masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo